Al-Kafirun الكافرون
6 verses · makkah
109:1
قُلۡ يَٰٓأَيُّهَا ٱلۡكَٰفِرُونَ
Dheh: Gaalooy.
109:2
لَآ أَعۡبُدُ مَا تَعۡبُدُونَ
Anigu ma caabudayo waxaad caabudeysaan,
109:3
وَلَآ أَنتُمۡ عَٰبِدُونَ مَآ أَعۡبُدُ
Idinkuna ma caabuddaan Kaan Anigu caabudo (Allaah Keliya).
109:4
وَلَآ أَنَا۠ عَابِدٞ مَّا عَبَدتُّمۡ
Anigu ma caabudayo waxaad idinku caabudeysaan (oo ilaahyo been ah).
109:5
وَلَآ أَنتُمۡ عَٰبِدُونَ مَآ أَعۡبُدُ
Idinkuna ma caabuddaan Kaan anigu caabudo (Alle Weyne kor ahaaye).
109:6
لَكُمۡ دِينُكُمۡ وَلِيَ دِينِ
Waxaad leedihiin diintiinna (camalkiinna), aniguna waxaa leeyahay diinteyda (camalkeyga, oo barii baan idinka ahay).
Somali: Abdullah Hassan Yacoub · Quranic Universal Library (qul.tarteel.ai), Somali: Abdullah Hassan Yacoub