Al-Kawthar الكوثر
3 verses · makkah
108:1
إِنَّآ أَعۡطَيۡنَٰكَ ٱلۡكَوۡثَرَ
Waxaanu ku siinnay (Nabi Muxammadow) Al-Kawthar (webi ah Jannada iyo khayr tiro badan).
108:2
فَصَلِّ لِرَبِّكَ وَٱنۡحَرۡ
Ee u tuko (Alle) Rabbigaa Dartiis, (oo u) gawrac xoolo (adigoo Isaga Keliya Magaciisa ku xusi, uguna dhowaan).
108:3
إِنَّ شَانِئَكَ هُوَ ٱلۡأَبۡتَرُ
Hubaal nacabkaaga waa kan cidhib go’i.
Somali: Abdullah Hassan Yacoub · Quranic Universal Library (qul.tarteel.ai), Somali: Abdullah Hassan Yacoub