Quraysh قريش
4 verses · makkah
106:1
لِإِيلَٰفِ قُرَيۡشٍ
Caadeysigii Quraysh darteed.
106:2
إِۦلَٰفِهِمۡ رِحۡلَةَ ٱلشِّتَآءِ وَٱلصَّيۡفِ
Ay ka caada yeesheen safarka xagaaga iyo jilaalka (si nabdoonaan ah ganacsiga).
106:3
فَلۡيَعۡبُدُواْ رَبَّ هَٰذَا ٱلۡبَيۡتِ
Ee ha caabudeen (Allaah Keliya) Rabbiga Baytkan (Kacbada Makkah ku taal).
106:4
ٱلَّذِيٓ أَطۡعَمَهُم مِّن جُوعٖ وَءَامَنَهُم مِّنۡ خَوۡفِۭ
Kaasoo ka quudiyey gaajo, kana aamin yeelay cabsi.
Somali: Abdullah Hassan Yacoub · Quranic Universal Library (qul.tarteel.ai), Somali: Abdullah Hassan Yacoub